Home > Terms > Somalia (SO) > Calaamada cagaaran

Calaamada cagaaran

Calaamada cagaaran (sida ugu wanagsan astaanta deegaanka)ayaa loo isticmaala astaanta nidaamka macaamiisha ee waax soo saarka si ay uu muujinay so wax soo saarka taaso u hoggansan sharadaha deegaanka. Calaamada cagaaran waxay u xilsantahay sharciga waqoyiga Maraykanka ee ugu waaweyn lacag bixinta iyo gawaarida( halka asaanta deegaan ayaa markasta ah iska waax uu qabso. Ayaaga waxa markasta loogu tala galay awooda macaamiisha in ay uu qaado walaaca tix gelinta adeegaanka. Qaar ka mid ah calaamada cagaaran cadad tirada wasakhda ama tamarta isticmaalida,halka kuwa kale ay muujinayso si waaqfaqsan ugu yaran sharudaha ee waaritaanka ama yarintaa qatarta deegaanka.

0
Dodaj do mojego słownika

Co chcesz powiedzieć?

Musisz się zalogować, aby wziąć udział w dyskusji.

Terminy w aktualnościach

Wyróżnione terminy

Irad Sawatech
  • 0

    Terms

  • 0

    Słowniki

  • 0

    Followers

Branża/Dziedzina: Polityka Kategoria: Polityka ogólna

Ralph Nader

Wuxuu dhashay 1934, Nader waa siyaasi Mareykan ah (Xubin Xisbiga Cagaaran ah), qoraa, qareen, laakiin ka sii muhiimsane waa dhaq dhaqaaqe siyaasadeed. ...